1/6
Tamaam For Drivers screenshot 0
Tamaam For Drivers screenshot 1
Tamaam For Drivers screenshot 2
Tamaam For Drivers screenshot 3
Tamaam For Drivers screenshot 4
Tamaam For Drivers screenshot 5
Tamaam For Drivers Icon

Tamaam For Drivers

Tamaam Taxi
Trustable Ranking Icon信頼済
1K+ダウンロード
15MBサイズ
Android Version Icon4.4 - 4.4.4+
Androidバージョン
2.2(27-01-2023)最新バージョン
-
(0 レビュー)
Age ratingPEGI-3
ダウンロード
詳細レビューバージョン情報
1/6

Tamaam For Driversの説明

Tamaam Taxi


Shirkadda Tamaam, adeegyada ay qabato waxaa kamid ah Taxi-ga, waxa ay kuu suura galineysaa in aad dalbato Taxi-ga adiga oo joogo gurigaaga, goobtaada ganacsiga, ama goobtaada wax barasho, waxa aadna ka heli doontaa adeeg ku raali galiya sida in aad hesho WiFi bilaash ah oo aad isticmaali doonto inta aad saarantahay Taxi-ga.


Car rental


Shirkadda Tamaam adeegyada kale ee aad ka heli karto waxaa kamid ah in aad ka kireysan karto gaadhi inta aad doonto sida, saacado kooban, maalin, todobaad iyo wax ka badan, adiga oo saxiixayo xeer-ka heshiis-ka kirada ee u dagsan shirkadda Tamaam.


Food delivery


Shirkadda waxa ay kuu qabaneysaa in aad ka dalban karto cuntaada, adiga oo jooga gurigaaga, ama goobtaada shaqada, waxaana laguugu keenayaa dalabkaaga 15 daqiiqo iyo wax ka yar, sidoo kale hadii ay jirto maqaaxi aad jeceshahay dhadhanka cuntadeeda isla maqaaxidaa ayaa lagaaga soo adeegayaa.


Water truck delivery


Adeegyada kale ee aad ka heli karto shirkadda Tamaam waxaa kamid ah in aad ka dalban karto booyadaha biyaha, hadii ay kaa go’aan biyaha guriga, waxa aad ku heli kartaa wax ka yar 10 daqiiqo, waxaadna ku dalban karaa si online ah.


Plumber


Waxaa kamida adeegyada aad ka heli karto shirkadda Tamaam, farsama yaqaanada sida hadii gurigaaga ay ka hallaabaan, tubada, tuujiga suuliga IWM, waxaad lasoo xiriireysaa shirkadda, waqti yar kadib waxaa kuu imaanaya farsama yaqaan kuu hagaajin doona dhamaan cilladaha ku heysta.


Electrician


Shirkadda Tamaam waxaad ay kaa caawineysaa hadii aad dooneyso koronta yaqaan in aad si fudud uga soo dalbato App-ka Tamaam, isla markaana uu kuugu yimaado wax ka yar 10 daqiiqo oo laguugu adeego sida ugu wanaagsan, ujeedadeena waa xallinta caqabadahaaga.

Tamaam For Drivers - バージョン 2.2

(27-01-2023)
他のバージョン
新機能はupdated performance and overall functionality

まだ、レビューや評価はありません。 して最初のレビューワーになってください。

-
0 Reviews
5
4
3
2
1

Tamaam For Drivers- APK情報

APKバージョン: 2.2パッケージ: com.tamaamtaxi.darawal
Androidでの対応: 4.4 - 4.4.4+ (KitKat)
開発者:Tamaam Taxiプライバシーポリシー:https://www.tamaamservices.com/privacy-policy許可:41
名前: Tamaam For Driversサイズ: 15 MBダウンロード: 1バージョン : 2.2リリース日: 2023-01-27 02:57:29最小スクリーン: SMALLサポートされたCPU:
パッケージ ID: com.tamaamtaxi.darawalSHA1署名: 87:22:55:F4:CA:75:E3:DF:FA:87:3E:23:37:2E:12:1E:DA:3D:8D:E8開発者 (CN): ABDIFATAH DAYIB IBRAHIM組織 (O): Tamaam Group地域 (L): Hargeisa国 (C): SO都道府県/州/市 (ST): Waqooyi Galbeedパッケージ ID: com.tamaamtaxi.darawalSHA1署名: 87:22:55:F4:CA:75:E3:DF:FA:87:3E:23:37:2E:12:1E:DA:3D:8D:E8開発者 (CN): ABDIFATAH DAYIB IBRAHIM組織 (O): Tamaam Group地域 (L): Hargeisa国 (C): SO都道府県/州/市 (ST): Waqooyi Galbeed

Tamaam For Driversの最新バージョン

2.2Trust Icon Versions
27/1/2023
1 ダウンロード14.5 MB サイズ
ダウンロード

他のバージョン

2.1Trust Icon Versions
29/11/2022
1 ダウンロード14.5 MB サイズ
ダウンロード
1.5Trust Icon Versions
18/1/2021
1 ダウンロード14.5 MB サイズ
ダウンロード
1.9.2Trust Icon Versions
15/6/2021
1 ダウンロード17 MB サイズ
ダウンロード
appcoins-gift
ボーナスゲームさらに多くの報酬を獲得!
さらに